Duqeyn culus oo xalay laga geystay degaano ka tirsan Koonfurta Somalia

Dayuurado dagaal oo loo malaynayo iney leeyihiin ciidamada Kenya ayaa xalay saqddii duqeeyey degaano ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta Somalia. Ilo wareedyo ku sugan gobolkaas ayaa ku waramay in degaanada la duqeeyey uu ka mid yahay Ceel-cadde oo labo sano ka hor Al-shabaab ay ku laayeen ciidamo fara badan oo Kenyan ah. Sidoo kale, … Continue reading Duqeyn culus oo xalay laga geystay degaano ka tirsan Koonfurta Somalia